Maqaalo

Galmudug Casharo kama bartan weli waayo-aragnimadii hore (Qore Cabdiwali Gooni) Maqaal Xasaasi ah…

Galmudug waxaa la asaasay August 11,2006 xilligaas oo Madaxweyne maamulkaas u doorteen Maxamed Warsame Cali ( Kiimiko ) iyadda oo dastuurka ku qortay in mudada xil haynta Madaxweynaha tahay 3 sanno. Saddex sanno ka dib sanadkii 2009, ayaa doorasho mar kale maamulkaasi galay waxaa Madaxweyne loogu doortay Maxamed Warsame Caalin, inkastoo uu xilka ku qabsaday Musharaxii kale Axmed Shariif Cali ...

Read More »

FAALLO:Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxay Ku kula duwanyihiin dhanka Siyaasada gudaha iyo caalamka.

Waxaa dalka Somalia kasoo arrimiyay dowlado dhowr ah oo midba mida ka danbeysa ka wanaagsaneyd marka la’eego isbedelada dhanka Siyaasada, Amniga iyo Xiriirka Caalamiga ah. Dowladii uu Hogaaminaayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa diirada saari jirtay dhinacyada Siyaasada iyo Xiriirka Caalamiga, waxaana jiray guux ay isla dhexmarayeen shacabka Soomaaliyeed oo muujinaayay in dowlada Xasan Sheekh ay ka gaabin jirtay dhanka Amaanka. Dowladii dhacday ee Xasan ...

Read More »

Fariin:Madaxwayne Farmaajo Muqdisho Muran uma roona (Qormo)

Qormadaydan kooban ayaan ugu tala galay tala wadaag furan Madaxweyne Farmaajo taasoo kusaabsan xog’ogaal nimadayda Xaalka Muqdisho in ay madaxdu ila wadaagto. Doorashadii madaxweyne Farmaajo ee 8 Febraayo Caasimadda Muqdisho waxay marti unoqotay Xilkaqaadis fara badan oo hal mar, qaraxyo, dilal joogta ah iyo ugaarsi Ciidamada qaranka oo loogu magac-daray hubka dhigis oo anigu u qaadtay in ay Muqdisho ugaar ...

Read More »

(FAALLO):Goormaa iigu dambeysay!!!?

Goormaa noogu dambeysay in Madax sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo inta soo dhex gasha Shacabka la shaaheeysa, waxaa iigu dambeysay haddaan dambaabin Xilligii Dowladdii Militariga aheyd oo uu Madaxda ka ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre, waxaana ka xasustaa dhowr mar oo aan la kulmay, waxaana ka mid aheyd mar uu noogu yimid Kulliyadda Lafoole horraantii 80-kii oo uu ...

Read More »

QORMO: Dhacdooyinkii layaabka lahaa ee aan arkay Guusha Madaxwayne Farmaajo kadib (AKHRISO)

Dhacdooyinkii layaabka lahaa ee aan aragnay Guusha Madaxwayne Farmaajo kadib. 1) Dadkii murashaxiinta kala taageerayay oo guushii Farmaajo ilaaway in musharaxii ay wateen laga guulaystay ayna u wada hambalyeeyeen madaxwaynaha cusub iyagoo qirsan in 1 qof uusan guulaysan ee umadda Soomaaliyeed ay wada guulaysteen taasoo ahayd markii ugu horeysay ee aan arko dad Soomaaliyeed oo sidaas u niyad san. 2) ...

Read More »

TUBTA TOOSAN:- Xadka Qaynuuniga ah iyo Suxufinimada Soomaaliya maxaa kala haysta?

Xadka Qaynuuniga ah;– Xaq ayuu u leeyahay qof kasta in uu si madaxbanaan u cabiri karo Ra’yigiisa una faafin karo,taasi waxay ka midtahay Xuquuqda aadamiga ah ee caalami ahaan la wada aqoonsanyahay. Macnahu ma’ahan markii sidaas la leeyahay in dadka lo ogolyahay in Ra’yigooda iyo afkartooda ay u cabirkaraan si xadka aadamiga ah dhaafsiisan.taasi wadamda sharcigu ka jiro waxaa lagu ...

Read More »

dooni maraysay xeebta Jakarta oo 23 qof ugu geriyodeen Dab ka kacay

(PUNTSOM)Ugu yaraan 23 qof ayaa u dhimatay 17 qof oo kalana waa la la’yahay kaddib markii uu dab qabsaday doon maraysay xeebta magaalada Jakarta ee caasimadda waddanka Indonesia. Doonta Zahro Express ayaa waxa ay in ka badan 230 oo qof u waday jasiiradda Tidung ee loo tamashlaha tago, taasi oo 50km u jirta magaalada Jakarta. Saraakiisha ayaa sheegay in dabka ...

Read More »

Muxuu Galabsaday? W/Q: Cabdiqani Maxamed Cabdilaahi

Waxaan ahaa wiil ku noolaa Hargeisa gaar ahaan xaafadda sheikh madar, waxaan ku soo koray nolol aad u qalafsan. Somaali Ayaan ahay, gaar loo sooci jiray walina la soocayo, Waa lay takoori jiray maan aqoon sababta lay takoorayay, waayo waxaan la mid ahaa walaalahayga aanu wax wada baran jirnay, xanuun ii gaar ah maan qabin, wajigaygu muuqaal gaar ah muu ...

Read More »

Ergayga Qaramada midoobay Uqaabilsan Soomaaliya Keating oo Soogaaray Magaalada Boosaaso

(Boosaaso) Wafti uu hogaaminayo ergayga qaramada midoobay uqaabilsan soomaaliya michael keating ayaa ka soodagay garoonka caalamiga ah ee magaalada boosaaso. Sida ay  Warar hoose Puntsom.com ay heshay ay sheegayaan  in Keating uu  la kulmi doono madaxweynaha dowlada puntland cabdiwali maxamed cali gaas oo ay arimo badan kawada hadli doonan sida Dagaalka gaalkacyo iyo arimaha doorasha soomaaliya. Wixii war ku soo ...

Read More »

Warbixin” Kobac dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo xarunta Maamulka Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar

JOWHAR: Magaalada Jowhar xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo xooggan, iyadoo magaalada laga dareemayo is bedel aan horay loo arag. Musharaxiin xilal doon ah, siyaasiyiin iyo dad kale oo dano kale leh ayaa ku qul qulaya magaalada Jowhar, waxaana muuqaalka magaalada noqday mid ka duwan sidii looga bartay, waxaana dadka ay dib u soo xusuusisay xilligii ...

Read More »

Maxay ciidamda Ethiopia uga baxeen degano ka tirsan Soomaaliya???

Ciidamo Ethopia-yaan ah oo aan ka tirsaneen howlgalka AMISOM ayaa maalmihii ugu dambeyay ka baxay degaano iyo dagmooyin ka tirsan gobolada Hiraan, Bakool, Galgaduud, kuwaas oo in mudo ah gacanta ku hayay deganadaas, iyadoo qaar kamid ah deganada ay baneyeen ciidamadaas ay la waregeen ciidamo ka tirsan Alshabaab. Siyaasiyiin falanqeeya arimaha siyaasada somaliya ayaa shegay in larumaysan yahay in sadax ...

Read More »