DAAWO-Madaxweynaha Somaliland oo War Lama Filaan ah Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq,”Dagaal Hadda Munaasib Mahan”.

Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo bilowgii sanadkaan amar ku bixiyey in ciidankiisu ay galaan deegaamada Puntland gaar ahaan deegaanka Tukaraq ayaa haddana waxa uu ku hadlay ereyo ka duwan kuwii hore.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*