DAAWO VEDIO: C/wali Gaas oo weerar ku qaaday Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay P/land wax matarayaalna ku tilmaamay

Madaxweynaha Puntland oo magaalada Garowe kaga qeyb galay shir looga hadlay dib u eegista dastuurka ayaa eedeyn u jeediyay Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay Puntlanad oo aan u soo dhicin hanaanka saami qeybsiga.

Sidoo kale,C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya iyo hanaanka loo qeybsado,wuxuuna carabka ku adkeeyay inaan soo dhaafin magaalada Muqdisho oo fadhigeedu uu yahay Dowladda dhexe.

Wuxuu sheegay in markasta qeylada iyo xag xagashada la maqlo ee Dowladda Federaalka ayuu sheegay ineysan macnaheedu uusan ahayn in la neceb yahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*