(DAAWO)Dowladda Puntland oo dowladda Somalia ku Eedeysay dagaalka Iyo in ay Hurinayso Xaalada deegaanada…..

Gudiga difaaca dowladda Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen lacag dhan 1 million oo dollar oo dowladda Soomaaliya ugu deeqday dadka duufaantu saamaysay ee kunool Soomaaliland.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdullaahi Xirsi Tima-cadde iyo afhayeenka madaxtooyada Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa soo dhoweeyey lacagtaasi in loogu deeqo dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan haseyeeshee waxa ay tilmaameen inay habboonayd in loo marsiiyo culimada iyo hayaddaha Khayriga ah si aan loogaga faa’iidaysan arrimo siyaasadeed.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*