DEG DEG+AKHRISO-Diyaar Garawga Dagaalka Gobolka Sool oo Sii Xoogaystay iyo Madaxweyne Gaas oo Maanta Ku Dhaawaaqay.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Mudane Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah ugu magacaabay gudoomiyaha gobolka Sool, isla markaana waxa uu xilka ka qaaday gudoomiyihii hore.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*