DEG DEG+AKHRISO-Somaliland oo Go’aan Lama Filaan ah Ku Dhawaaqday Raaligelina Ka Bixisay Qorshe Dagaalka Tukaraq Kadhashay.

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Ayaa Raaligalin ka Bixisay Go’aan Hore ugu Soo Baxay Wasaaradaas oo ahaa in SomNews Tv Laga Mamnuuco in uu ka Howlaglo Deegaanada Somaliland, sidaa waxaa lagu yiri war Saxaafadeed ka Soo Baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta ayaana lagu Sheegay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*