DEG DEG+DHAGEYSO-Puntland oo Shaacisay in Ciidankii Somaliland Ka Bexeen Gobolka Sool, Raaligelina u Dirtay Shacabka iyo Xilliga ay …..

Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu khilaaf ka dhex aloosmay ciidamada Soomaaliland ee ku sugnaa gobolka Sool, islamarkaana ay cutubyo katirsan ciidankeedu ka bexeen gobolka, waxaana ay dowladdu ay shacabka Sool ka raali gelisey inay ka maqnayd 11 sano.

Halkaan ka dhageyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*