Dhageyso:Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeele Oo Baaq U Diray Dowlada Federaalka.

Maalmahaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa ka socda dhismaha Xarumaha Maamulka iyo mashaariic horumarineyd,iyada oo uu Jowhar ku sugan yahay Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in mashaariicdaas laga faa’iidesto,isla markaana uu rajeynayo in mashruucyadaas ay noqon doonaan kuwa hirgala.

 Ilaa lix Wasaaradood oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa mashaariic horumarineyd ka sameyn doona Magaalada jowhar,waxans iminka socda qorshaha dib u dhiska.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*