DHAGEYSO:Madaxweyne Gaas “Ma jirto Cid noo buuxinaysa booska ay noo jogaan Imaraadka”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas oo goordhowayd booqday xeradda Ciidanka Badda Puntland ee ay gacanta ku hayso dowladda Imaraadku ayaa ka hadlay khilaafka dowladaha Soomaaliya iyo imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Gaas ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay in wararka sheegaya in dowladda imaraadka ay ka guurtay Puntland isla markaana kala baxday sarakiil tababar u joogay xeradda Qow ee ciidanka badda Puntland.

dhanka kale madaxweynaha ayaa si adag uga hadlay khilaafka dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka isagoona sheegay in imaaaraadka carabta iyo Sooomaaliya  ay yihiin labo dowladood oo walaalo ah kana dhaxeeyo xiriir qoto dheer.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*