DHEGAYSO-Wasiiro Xildhibaano iyo Waxgarad Gaarey Fariisimada Ciidanka Puntland Kuna Dhawaaqay.

Wasiiro, xildhibaano, saraakiil iyo waxgarad reer Puntland ah oo gaarey duleedka deegaanka Tukaraq ee furimaha dagaalka ayaa waxa ay ku dhawaaqeen war culus oo ku aadan bilowga dagaalka lagu xoraynayo gobolka Sool.

Halkaan ka dhageyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*