Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Oo Qeyb Weyn Ka Qaadatay Soo Dhaweyntii Madaxweyne Farmaajo

Xilli Uu Shalay Magaalada Boosaaso Uu Soo gaaray Madaxweynaha Dowlada Federaalka maxamed cabdulaahi Farmaajo OO Safar Wayadan Ku Marayay Dhulka Puntland Oo Caasimada Puntland Uu Ka Soo Bilaabay Ee Garawe.

Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland Waxay Magaalada Kala Kulmeen soo Dhaweyn.

Jaamaacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Ayaa Kaalin Balaaran Ka Qaadatay Soo dhaweyntaa Madaxweynaha.

Ardayda,Macalimiinta Iyo Maamulka Jaamacada  Culuumta Caafimaadka Ayaa Goobta Soo Dhaweynta Lagu arkayay ayagoo U Diyaarsanaa First Aid Ama Gar Gaar ka Deg-Dega Si Ay U caawiyaad Qofkii ay Xaalad Soo Wajahdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*