Ku Dhawaaqistii Rw Itoobiya Oo Dib U Dhac Ku Yimid.

Dalka Itoobiya waxaa weli laga sugayaa in lagu dhowaaqo Ra’iisul Wasaare Cusub. Mas’uuliyiinta waddankaasi ayaa sheegay toddobaadkii hore in 11-ka bishan lagu dhowaaqayo qofka loo doortay Ra’iisul Wasaaraha taasi oo ana weli dhicin.

Haddaba, siyaasadda dalka Itoobiya eee xilligan iyo cidda noqon karta hoggaamiyaha cusub ee waddankaasi ayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*