MD Gaas “Puntland waligeed waxa ay ka shaqeynaysay nabad waase hadii uu kaa qaato Muuse Biixi-Dhageyso

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlayay munaasabadda Caleema-Saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi oo ka dhacday magaalada Carmo, ayaa si rasmi ah u sheegay in uu aqbalay dalabkii uga yimid Boqor Buurmadow oo ah madax dhaqameed ka soo jeeda Somaliland.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay Puntland waligeedba caan ku ahayd nabadda iyo deris wanaaga oo ay soo dhaweynayso dadaal kasta oo wanaagsan, balse wuxuu sheegay in uu dalabkaas aqbali doono marka uu yeelo Madaxweynaha Somaliland.

Hoos ka dhageyso Codka Md Puntland Dr C/weli Gaas

PUNTSOM 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*