Sawirro-Madaxweynihii Hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole oo Garoowe Xalay Kulan Xasaasi ah Kula Qaatay

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr, Cabdiraxmaan Faroole, ahna xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa kulan casho sharaf ah magaalada Garowe ugu sameeyay Xildhibaan Liibaan Cismaan oo ka kamida golaha shacabka DFS.

Labada xildhibaan oo kulankooda masuuliyiin kale ay ku wehliyeen waxa si qoto dheer isaga xog waraysteen Siyaasadda guud ee dalka, gaar ahaan howlaha iminka socdam kaalinta Puntland ee xasiloonida Soomaaliya iyo arrimo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*