Ururka Takfiirka oo Puntland Go’aan ay ka Qaadatay iyo Arimo layaab leh oo ay caruurtu ku Sameeyaan(Akhriso)….

Shirka golaha Wasiirada Ee Puntland ayaa Looga hadlay Arimo badan oo ay ka midyihiin amniga deegaanada Puntland ,Urur diimeedka Takfiirka oo dowlada Puntland ay sheegtay in ay arimo badan oo dhibaato ah u gaystaan qoysaska kunool Puntland Siiba caruurta yaryar oo ay qariyaan oo la geeyo goobo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*